Muuse Biixi oo si weyn loogu soo dhaweeyay magaalo Puntland sheegato maamulkeeda (Sawirro)

kumannaan iyo kumannaan kamid ah qaybaha kala duwan ee shacabka ku dhaqan magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, ayaa Madaxweynaha maamulka Somaliland, mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, waxaana halkaasi si weyn ugu soo dhaweeyay qeybaha kala duwan ee bulshada Laascaanood. Muuse iyo weftigiisa, ayaa … Continue reading Muuse Biixi oo si weyn loogu soo dhaweeyay magaalo Puntland sheegato maamulkeeda (Sawirro)